guurka
3
Pendidikan | 3.3MB
waxaa umada soomaaliyeed aad uugu batey qoys burburka , qoyskuna waa unuga umada ay ku dhisan tahay haduu qoysku bur buro umaduna wey bur bureysaa .
sidaasi darteed ayaan uugu talo galney in ay dadka aqristaan xaquuqaha uu qofba qofka kale ku leeyahay si loo badbaadiyo qoysaskeena , waana muxaadaro laga qorey sheekh mustafa xaaji ismaaciil haaruun .
waxaa qorey
Mohamed Awil Abdi
iyo
Mohamed Abdukadir Kalif
Dikemas kini: 2017-12-02
Versi Semasa: 1.0
Memerlukan Android: Android 4 or later