guurka
3
Pendidikan | 3.3MB
waxaa umada soomaaliyeed aad uugu batey qoys burburka, qoyskuna waa unuga umada ay ku dhisan tahay haduu qoysku bur buro umaduna wey bur bureysaa.
sidaasi darteed ayaan uugu talo galney di ay dadka aqristaan xaquuqaha uu qofba qofka kale ku leeyahay si loo badbaadiyo qoysaskeena, waana muxaadaro laga qorey Sheekh mustafa xaaji ismaaciil haaruun.
waxaa qorey
Mohamed awil Abdi
iyo
Mohamed Abdukadir Kalif