IIKEYDI waa barnaamij kuu keydinaya Dhaqdhaqaayada maaliyadeed ee maalinlaha ah, waxaana toilet adeegsan karaa Ganacsi, Iskuul iyo shaqsiba, IIKEYDI waxaa Iska kaashaday shirkadaha kala ah Kaafiye Technology Center KTC iyo Somalia Pengembang Group (Somdev GROUP).
Wuxuu soo aqrinaa fariimaha maalmahan u dambeeyay ee EVC plus ka.