IIKEYDI waa barnaamij kuu keydinaya Dhaqdhaqaayada maaliyadeed ee maalinlaha ah, waxaana loo adeegsan karaa Ganacsi, Iskuul iyo shaqsiba, IIKEYDI waxaa iska kaashaday shirkadaha kala ah Kaafiye Technology Center KTC iyo Somali Developers Group (SOMDEV GROUP).
Wuxuu soo aqrinaa fariimaha maalmahan u dambeeyay ee EVC plus ka.