BulBul Advertising Agency

3 (7)

Art & Design | 1.6MB

Description

Bulbul Advertising Agency waxaa la aasaasay sanadka 2018, Waa shirkad xayeysiisa oo si buuxda ugu baahday magaalada Mogadishu, Somalia Sanadkii 2019.
Waxaan qaabeynaa Nakhshadaynta Website yada
Naqshadeynta Website yada waxaan u adeegsannaa agabyadii ugu dambeeyay ee naqshadeynta casriga ah waxaana ku abuurnaa naqshado cajiib ah oo ku haboon ganacsigaaga.
Waxaan samaynaa Muuqaalo soo jiidan kara indhaha qof walba ee arka
Muuqaalka wanaagsan wuxuu u soo bandhigaaaya macaamiishaada muqaal ka tarjumaaya ganacsigaaga.

Show More Less

Information

Updated:

Version: 1.0

Requires: Android 4.1 or later

Rate

Share by

You May Also Like