iM252 Academy icon

iM252 Academy

Versi Semasa: 0.0.4
11.4MB 5,000+ 4.9 4.9
Price: $0

Penerangan iM252 Academy

iM252 Academy,
waa shirkad u taagan baahi-tirka waxbarashada ee bulsha weynta ku hadasha afka Soomaaliga.
Barnaamijkan iM252 Academy waxa aad ka heli kartaa casharro aad ku baranayso goobta iyo goorta aad joogto adigoo adeegsanaya telefoonkaaga ama Computer-kaaga.
casharadan oo u badan muuqaallo, waxaa duubay macallimiin loo xulay in ay bulshada wax baraan, awood iyo aqoonna u leh in ay ardadooda si wanaagsan wax u baraan.
Waxyaabaha aad barnaamijkan ka heleyso waxaa ka mid ah:
- Waxa aad ka heli kartaa guud ahaan koorsooyinka iM252 Academy.
- Waxa aad xulan kartaa koorsada aad doonto.
- Waxa aad iska diiwaangelin koorsada aad daneyneyso.
- Waxa aad ka daawan kartaa casharrada koorsada aad iibsato.
- Waxa aad faallo ka bixin kartaa casharka aad doonto ama su'aal ayaad ka weydiin kartaa macallinka ama ardada.
- Waxa aad imtixaan ka gali kartaa isla barnaamijkan.
- Waxa aad qiimeyn ka bixin kartaa koorsada aad baratay si ardada kaa dambeysa u ogaadaan tayada koorsada iyo waxa ay ka fili karaan.
- Waxa aad keydsan kartaa
koorsooyinka aad ka hesho ee aad jeceshahay in aad dib ka barato.
- Iyo waxyaabo kale oo badan.
Hadda degso barnaamijka iM252 Academy, oo wax ku baro goobta aad joogto.

Lihat Lagi Runtuhkan

Yang Baru iM252 Academy

Version-kan waa kii ugu dambeeyey, waxaa ku cusub:
- Waad iska diiwaangelin kartaa
- Koorsooyin ayaad ka iibsan kartaa
- Casharrada ayaad ka geli kartaa
- Imtixaan ayaad ka geli kartaa
- Natiijada imtixaanka ayaad arki kartaa
- Iyo waxyaabo kale oo badan.

Maklumat

PackageName icon
ID:
com.iM252.app
category icon
Kategori:
update icon
Dikemas kini:
2020-03-05
version icon
Versi Semasa:
0.0.4
requirements icon
Memerlukan Android:
Android 4.4 or later
filesize icon
Saiz:
11.4MB
DOWNLOAD IS NOT SUPPORTED IN WEB STORE!
Use the latest version of 9Apps to download APK&OBB file of games in one click!
DOWNLOAD 9APPS