Diraac Data waa App kuu fududeynaa inaad si fudud ugu shubato xirmooyinka internet ka ee Somnet iyo Hormuud bixiyaan , adoon wicin qof oo ii soo tuurna oran ayaad si sahlan ku heleysaa xirmo internet ah.
v4.0